Xaalad Cakiran oo ka taagan magaalada Jigjiga iyo Rasaas la maqlayo

Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah magaaladaasi ka jirto, waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidanka booliiska . Magaalada waxaa ku sugan ciidamo badan oo isugu jira Milatari iyo booliis kuwaa isku dayaya in ay ka hortagaan in mar kale rabshado xoogan … Continue reading Xaalad Cakiran oo ka taagan magaalada Jigjiga iyo Rasaas la maqlayo